Somaliyey toosoo, toosoo isku tirsadayee, hadba kiina taag daranee, taageera waligiineee!
Waxan la’ooyayaa, ilmadu iga qubanasee, nin colaadi aafaysoo, la’irdheeye baan ahayeee!